Sabuurradii 116:11-13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

11. Anigoo degdegsan baan waxaan idhi, Dadka oo dhammu waa beenaalayaal.

12. Bal maxaan Rabbiga uga celiyaa Waxyaalihii uu ii taray oo dhan?

13. Waxaan qaadan doonaa koobka badbaadada, Oo magaca Rabbiga ayaan ku baryootami doonaa.

Sabuurradii 116