Sabuurradii 115:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu aad buu inoo xusuusnaa, wuu ina barakayn doonaa, Reerka Israa'iilna wuu barakayn doonaa, Reerka Haaruunna wuu barakayn doonaa.

Sabuurradii 115

Sabuurradii 115:3-17