Sabuurradii 114:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Buurahow, bal maxaad ugu boodboodaysaan sida wanan? Kuraha yaryarow, bal maxaad ugu boodboodaysaan sida baraar?

Sabuurradii 114

Sabuurradii 114:1-7