Sabuurradii 114:1-3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Markay reer binu Israa'iil Masar ka soo bexeen, Oo ay reerkii Yacquub dad af qalaad ka soo bexeen,

2. Ayaa Yahuudah noqday meeshiisa quduuska ah, Israa'iilna noqday meeshuu u talinayay.

3. Baddii way aragtay, wayna carartay, Webi Urdunna dib baa loo celiyey.

Sabuurradii 114