Sabuurradii 114:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Markay reer binu Israa'iil Masar ka soo bexeen, Oo ay reerkii Yacquub dad af qalaad ka soo bexeen,

2. Ayaa Yahuudah noqday meeshiisa quduuska ah, Israa'iilna noqday meeshuu u talinayay.

Sabuurradii 114