Sabuurradii 11:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuxuu ku jiraa macbudkiisa quduuska ah, Rabbiga carshigiisu wuxuu yaal samada, Indhihiisu way eegaan, oo indhihiisa daboolkooduna way imtixaamaan binu-aadmiga.

Sabuurradii 11

Sabuurradii 11:1-7