Sabuurradii 108:10-13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

10. Bal yaa i geeyn doona magaalada deyrka leh? Yaase xagga Edom ii kaxayn doona?

11. Ilaahow, sow nama aadan xoorin? Ilaahow, lama soo baxdid ciidammadayada.

12. Cadowga naga caawi, Waayo, binu-aadmiga caawimaaddiisu waxtar ma leh.

13. Ilaah caawimaaddiisa ayaannu wax xoog leh ku samayn doonnaa, Waayo, isagaa ah kan cadaawayaashayada ku tuman doona.

Sabuurradii 108