Sabuurradii 102:1-3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Rabbiyow, baryootankayga maqal, Qayladayduna ha ku soo gaadho.

2. Wejigaaga ha iga qarin maalinta aan dhibaataysnahay, Dhegta ii dhig, Oo maalinta aan ku baryo, dhaqso iigu soo jawaab.

3. Waayo, maalmahaygu waxay u dhammaadaan sida qiiq oo kale, Oo lafahayguna waxay u gubtaan sida qori ololaya oo kale.

Sabuurradii 102