Rooma 5:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, sida nin keliya caasinimadiisii kuwa badan dembilayaal looga dhigay, sidaas oo kalena nin keliya addeeciddiis ayaa kuwa badan xaq looga dhigi doonaa.

Rooma 5

Rooma 5:14-21