Rooma 5:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba sida dembigu nin keliya dunida ugu soo galay, dhimashaduna dembiga ugu timid, sidaasaa dhimashadiina u gaadhay dadka oo dhan, waayo, waa la wada dembaabay;

Rooma 5

Rooma 5:10-14