Rooma 3:13-17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

13. Hungurigoodu waa xabaal furan; Carrabbadooda wax bay ku khiyaaneeyeen; Bushimahooda waxaa ku hoos jira sun jilbis;

14. Afkooda waxaa ka buuxa habaar iyo qadhaadh;

15. Cagahoodu waxay u dheereeyaan inay dhiig daadiyaan;

16. Jidadkooda waxaa yaal hoog iyo ba';

17. Jidka nabaddana ma yaqaaniin;

Rooma 3