Rooma 2:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ma waxaad quudhsanaysaa hodantinimada wanaaggisa iyo samirkiisa iyo dulqaadashadiisa? Miyaadan garanayn in wanaagga Ilaah kuu kaxeeyo xagga toobadda?

Rooma 2

Rooma 2:1-12