Rooma 2:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kan jinsigiisu buuryoqab yahay, hadduu sharciga dhammeeyo, miyuusan ku xukumi doonin kaaga sharciga gudba, in kastoo aad haysatid qorniinka iyo gudniinta?

Rooma 2

Rooma 2:22-29