Rooma 16:6-8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

6. Maryanna igu salaama, tan aad idiinku dadaashay.

7. Igu salaama Andaronikos iyo Yuniyas oo xigaalkayga ah oo layla xidhay, kuwa caanka ku ah rasuullada dhexdooda, kuwa hortayna Masiixa ku jiray.

8. Ambaliyas, gacaliyahayga xagga Rabbigana igu salaama.

Rooma 16