Nexemyaah 9:34 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo boqorradayadii, iyo amiirradayadii, iyo wadaaddadayadii, iyo awowayaashayadii toona ma ay dhawrin sharcigaagii, mana ay dhegaysan amarradaadii iyo markhaatifurkaagii aad ugu marag furtay.

Nexemyaah 9

Nexemyaah 9:30-37