Nexemyaah 9:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasay meeshoodii istaageen oo akhriyeen kitaabkii sharciga Rabbiga Ilaahooda ah intii maalin rubuceed ah; oo haddana rubuc kale ayay wax qirteen, wayna u sujuudeen Rabbiga Ilaahooda ah.

Nexemyaah 9

Nexemyaah 9:1-9