Nexemyaah 9:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Habase yeeshee way dhega adkaadeen oo kaa caasiyoobeen; sharcigaagiina gadaashooday ku tuureen, oo waxay dileen nebiyadaadii iyaga ku markhaati furay oo doonayay inay mar kale kuu soo celiyaan, oo aad bay kaaga dhirfiyeen.

Nexemyaah 9

Nexemyaah 9:20-35