Nexemyaah 9:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba bisha afar iyo labaatankeedii ayaa reer binu Israa'iil soo shireen iyagoo sooman oo dhar joonyad ah guntan oo ciid isku shubay.

Nexemyaah 9

Nexemyaah 9:1-6