Nexemyaah 8:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Cesraa kitaabkii furay iyadoo dadkii oo dhammu wada arkaan, (waayo, wuu ka wada korreeyey dadka oo dhan;) oo markuu furay ayaa dadkii oo dhammu wada istaagay.

Nexemyaah 8

Nexemyaah 8:1-12