Nexemyaah 8:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa wadaadkii Cesraa sharcigii hor keenay ururkii ahaa rag iyo dumar iyo in alla intii waxgarasho ku maqli kartay oo dhan, oo waxayna ahayd bishii toddobaad maalinteedii kowaad.

Nexemyaah 8

Nexemyaah 8:1-4