Nexemyaah 6:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaan u diray wargeeyayaal, oo ku idhi, Waxaan samaynayaa shuqul weyn oo sidaas daraaddeed ma iman karo. Bal maxaa shuqulku u joogsanayaa markaan ka tago oo aan idiin imaado?

Nexemyaah 6

Nexemyaah 6:1-8