Nexemyaah 5:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba waxaa kaloo jiray qaar yidhi, Annagu waxaannu rahaamad u dhiibaynaa beerahayaga iyo beerahayaga canabka ah iyo guryahayaga, si aannu u helno hadhuudh abaarta aawadeed.

Nexemyaah 5

Nexemyaah 5:1-6