Nexemyaah 5:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba waxaa miiskayga wax ka cuni jiray boqol iyo konton nin oo ah Yuhuud iyo taliyayaal oo ayan ku jirin kuwii nooga yimid quruumihii hareerahayaga ku wareegsanaa.

Nexemyaah 5

Nexemyaah 5:9-19