Nexemyaah 5:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay yidhaahdeen, Waxoodii waan u celinaynaa, oo wax dambena weyddiisan mayno innaba. Waxaannu yeelaynaa sidaad tidhaahdo. Markaasaan u yeedhay wadaaddadii, oo waxaan ku dhaariyey inay ballankan siduu yahay oofiyaan.

Nexemyaah 5

Nexemyaah 5:11-14