Nexemyaah 4:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba markii cadaawayaashayadii ay maqleen inaannu taas ogaannay, oo uu Ilaah taladoodii kala riday, ayaannu kulligayo ku noqonnay derbigii oo mid waluba wuxuu qabtay shuqulkiisii.

Nexemyaah 4

Nexemyaah 4:12-20