Nexemyaah 4:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo cadaawayaashayadiina waxay yidhaahdeen, Iyagu ma ay ogaan doonaan, mana ay arki doonaan jeeraan dhex tagno oo aan iyaga layno, oo shuqulkana aan joojinno.

Nexemyaah 4

Nexemyaah 4:3-21