Nexemyaah 3:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Meel kale oo isaga ku xigtayna waxaa cusboonaysiiyey Mereemood ina Uuriyaah oo ahaa reer Xaqoos, tan iyo guriga Eliyaashiib albaabkiisa iyo ilaa guriga Eliyaashiib dabadiisa.

Nexemyaah 3

Nexemyaah 3:17-24