Nexemyaah 2:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo taliyayaashiina ma ay ogayn meel aan tegey iyo wixii aan sameeyey toona; oo weli waxba uma aan sheegin Yuhuuddii, iyo wadaaddadii, iyo kuwii gobta ahaa, iyo taliyayaashii, iyo intii kaloo shuqulka samaysay toona.

Nexemyaah 2

Nexemyaah 2:13-19