Nexemyaah 2:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana waxaan tegey Iriddii Isha biyaha iyo xaggii Balligii Boqorka; laakiinse neefkii aan fuushanaa meeluu maro ma jirin.

Nexemyaah 2

Nexemyaah 2:8-19