Nexemyaah 2:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo habeennimadii ayaan kacay, anigoo ay dhawr nin ila socdaan, oo ninna uma aan sheegin waxa Ilaahay qalbigayga geliyey inaan Yeruusaalem u sameeyo. Oo neefna ilama jirin neefkii aan fuushanaa mooyaane.

Nexemyaah 2

Nexemyaah 2:9-16