Nexemyaah 13:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse waagaas oo dhan anigu Yeruusaalem ma aanan joogin, waayo, sannaddii soddon iyo labaad oo boqorkii Baabuloon ee Artaxshasta ahaa ayaan u tegey boqorka, oo maalmo yar dabadood ayaan boqorka fasax weyddiistay.

Nexemyaah 13

Nexemyaah 13:4-11