Nexemyaah 13:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo carruurtoodii badhkoodna waxay ku hadli jireen afkii reer Ashdood, oo afkii Yuhuuddana kuma ay hadli karin, laakiinse waxay ku hadli jireen sidii afkii dadyow kasta.

Nexemyaah 13

Nexemyaah 13:15-28