Nexemyaah 13:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaan kuwii reer Laawi ku amray inay isdaahiriyaan iyo inay yimaadaan oo irdaha dhawraan si ay quduus uga dhigaan maalinta sabtida. Ilaahayow, taas aawadeedna ii xusuuso, oo iigu tudh siday weynaanta naxariistaadu tahay.

Nexemyaah 13

Nexemyaah 13:16-28