Nexemyaah 13:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

maxaa yeelay, iyagu reer binu Israa'iil kalama ayan hor iman cunto iyo biyo toona, laakiinse waxay u soo kiraysteen Balcaam inuu habaaro aawadeed, habase ahaatee Ilaaheennu habaarkii wuxuu u beddelay duco.

Nexemyaah 13

Nexemyaah 13:1-5