Nexemyaah 13:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

War sow awowayaashiin saasoo kale ma yeelin, sow Ilaah belaayadan oo dhan taas aawadeed inooguma soo dejin innaga iyo magaaladaba? Oo weliba markaad sabtida nijaasaysaan waxaad reer binu Israa'iil ku soo dejisaan cadho kale oo badan.

Nexemyaah 13

Nexemyaah 13:9-27