Nexemyaah 12:43 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo maalintaas waxaa la bixiyey allabaryo badan, oo waa la wada farxay, waayo, Ilaah baa farxad weyn kaga farxiyey, oo dumarkii iyo carruurtiina way farxeen, sidaas daraaddeed Yeruusaalem farxaddeedii waxaa laga maqlay meel fog.

Nexemyaah 12

Nexemyaah 12:39-45