Nexemyaah 12:35 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

iyo wiilashii wadaaddada qaarkood oo turumbooyin wata, kuwaasoo ahaa Sekaryaah oo ahaa ina Yoonaataan, ina Shemacyaah, ina Matanyaah, ina Miikaayaah, ina Sakuur, ina Aasaaf,

Nexemyaah 12

Nexemyaah 12:33-44