Nexemyaah 12:31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasaan amiirradii dalka Yahuudah keenay derbiga dushiisa, oo waxaan doortay laba kooxood oo waaweyn oo mahadnaqa, oo kooxba raggeedu isdaba socdo. Midi waxay tagtay xagga midig derbiga dushiisa ee Iridda Digada,

Nexemyaah 12

Nexemyaah 12:23-34