Nexemyaah 11:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, waxaa jiray amar iyaga ku saabsan oo boqorka ka yimid, oo kuwii gabayaaga ahaa waxaa loo xukumay sooryo rukun ah siday maalin walba ugu baahnaayeen.

Nexemyaah 11

Nexemyaah 11:16-31