Nexemyaah 10:36 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

iyo weliba curadka wiilasheenna iyo curadka xoolaheenna, siday taasu sharciga ugu qoran tahay, in curadka lo'deenna iyo idaheenna la keeno guriga Ilaaheenna oo loo dhiibo wadaaddada ka dhex adeega guriga Ilaaheenna;

Nexemyaah 10

Nexemyaah 10:26-39