Nexemyaah 1:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo si aad u xun ayaannu kula macaamiloonnay, oo ma aannan xajin amarradii, iyo qaynuunnadii, iyo xukummadii aad ku amartay addoonkaagii Muuse ahaa.

Nexemyaah 1

Nexemyaah 1:1-11