Nexemyaah 1:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo iyana waxay igu yidhaahdeen, Kuwii maxaabiista ka hadhay oo gobolkii jira waxay ku jiraan dhibaato weyn iyo ceeb; oo derbigii Yeruusaalemna waa la dumiyey, oo irdaheediina dab baa lagu gubay.

Nexemyaah 1

Nexemyaah 1:1-6