Muujintii 9:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa qiiqii waxaa ka soo baxay oo dhulka ku soo degay ayax; oo waxaa iyagii la siiyey xoog sida hangarallayaasha dhulku ay xoog u leeyihiin.

Muujintii 9

Muujintii 9:1-4