Muujintii 9:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana waxaa ka dhawaajisay malaa'igtii shanaad, markaasaan arkay xiddig samada ka timid oo dhulka ku soo dhacday; oo waxaa iyadii la siiyey furihii ceelka yamayska.

Muujintii 9

Muujintii 9:1-5