Muujintii 3:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kii guulaystaa sidaasuu u xidhan doonaa dhar cad; oo anna sinaba magiciisa ugama tirtiri doono kitaabka nolosha, oo waxaan magiciisa ka qiran doonaa Aabbahay hortiisa iyo malaa'igihiisa hortooda.

Muujintii 3

Muujintii 3:1-10