Muujintii 3:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Adigu waxaad dhawrtay ereygayga oo aad dulqaadatay, oo sidaas daraaddeed waxaan kaa dhawri doonaa saacadda jirrabaadda oo dhowaan u imanaysa dunida oo dhan inay jirrabto kuwa dhulka deggan.

Muujintii 3

Muujintii 3:5-17