Muujintii 22:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Anigoo Yooxanaa ah waxaan ahay kii maqlay oo arkay waxyaalahan. Oo markii aan maqlay oo aan arkay, ayaan ku hor dhacay cagihii malaa'igtii i tustay waxyaalahan, si aan u caabudo.

Muujintii 22

Muujintii 22:1-18