Muujintii 14:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

iyadoo cod weyn ku leh, Ilaah ka cabsada, oo isaga ammaana, waayo, saacaddii xukunkiisu way timid. Oo caabuda kii sameeyey samada iyo dhulka iyo badda iyo ilaha biyaha ah.

Muujintii 14

Muujintii 14:1-11