Muujintii 14:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana waxaan arkay malaa'ig kale oo samada dhex duulaysa iyadoo wadata injiil daa'imis ah inay u naadiso kuwa dhulka deggan iyo quruun kasta iyo qabiil kasta iyo af kasta iyo dad kasta;

Muujintii 14

Muujintii 14:1-8