Muujintii 14:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

markaasay carshiga hortiisa iyo afartii xayawaan iyo odayaasha hortoodii waxay ku gabyeen gabay cusub; oo gabaygaas ninna ma baran karin, boqol iyo afar iyo afartanka kun oo dunida laga soo iibsaday mooyaane.

Muujintii 14

Muujintii 14:1-7